Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay safiiro dalal reer galbeed ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenaya aya kulamo gooni gooni la qaatey qaar kamid ah safiirada dalalka reer galbeedka u jooga dalkaas. Axmed Madoobe ayaa Safiirada uu kulamada la qaatay waxaa ka mid ah Maraykanka, Sweden, Jarmalka iyo Canada. Warbaahinta Jubbaland ayaa baahisay … Continue reading Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay safiiro dalal reer galbeed ah (Daawo Sawirro)